Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Difaaca Xuduuddaha Dalka Lagu Taageero Ciidamadda Qaranka

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku baaqay in Xukuumadda lagu taageero difaaca qaranimadda Somaliland, waxaanu sidoo kale soo jeediyay in Ciidamada qaranka lagu garab-istaago sugidda Xuduuddaha Somaliland.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
http://youtu.be/UBHg06TMCwg
 
 
Berbera news/Hargeysa.