Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Axsaabta Siyaasadda Iyo Shiguddoonka Waxa Sheegay In Ciidamadda Qarabnku Ay Sugayaan Xuduuddaha Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan uu maanta xarunta Madaxtooyadda kula qaatay saddexdda Xisbi iyo Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland waxa uu ku sheegay in Ciidamadda qaranku ay sugayaan xuduuddaha Somaliland.
Halkan ka daawo.
 
http://youtu.be/WeVogKw9YrM
 
Berbera news/Hargeysa.