Daawo: “Qaranku Waa Mid, Madaxweynaha Iyo Dawladdiisu Wixii Ay Nooga Baahdaan Diyaar Ayaanu Ula Nahay” Guddoomiyaha Guurtidda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaya Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku baaqay in meel looga soo wadda-jeesto Xuduuddaha Somaliland.
 
Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/_t2Vs3wKU2M
Berbera news/Hargeysa