Guddidda Cadaalada Oo Shaqo Ka Saaris Iyo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Garsoorayaasha Maxkamaddaha

Hargeysa (Berbera)  Guddida Caddaalada Somaliland ayaa maanta war-saxaafadeed ay  maanta soo-saareen ku shaaciyey isku shaandhayn iyo isku bedde ay ku sameeyeey garsoorayaasha Maxamaddaha dalka.
 
War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in sagaal ka mid ah garsoorayaasha maxakamaddaha gobolka Hargeysa, racfaanka, degmooyinka dalka laga eryay shaqadii halka kuwo kale oo aan badankooda la shaacin la magacaabay
 
Garsoorayaasha shaqada laga saaray waxa ay kala yihiin:-
 
Mawliid Maxamed Cabdillaahi- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.
Cismaan Ibraahim Daahir (Fanax)- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.
Jamaal Xuseen Axmed- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.
Shaakir Maxamed Dubbad- Garsoore Maxakamadda Racfaanka Gobolka Hargeysa
Cabdiraxmaan  Maxamed Xandulle- Garsoore Maxakamadda Degmadda Berbera
Maxamed Ducaale Aadan-Garsoore Maxakamadda Gobolka Sanaag
Cumar Sheekh Maxamed- Garsoore Maxakamada degmadda Laascaanood
Sheekh Axmed Saalax Faarax-Garsoore Maxakamadda racfaanka ee Gobolka Awdal
Mahad Cabsiiye Seed-Garsoore Maxakamadda Gobolka Sool.
 
Berbera news/Hargeysa.