“Hore Ayaan U Sheegay Waxaan Idhi Waxaanu Leenahay Dhabar La Cuno, Laakiin Shaf La Cuno Ma Lihin” Guddoomiyaha Xisbiga UCID

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Ciidamadda qaranka lagu taageero sugiddaha xuduuddaha Somaliland.
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/5Bw9vLmW1Uk
 
 
Berbera news/Hargeysa