Daawo: Ambassador Cawil Oo Xukuumadda U Soo Jeediyay Inay Waftiyo U Dirto Wadamadda Maraykanka Iyo Ingiriiska

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inay Waftiyo u dirto Dalalka Ingiriiska, Maraykanka iyo midowga Yurub, kuwaas oo Somaliland u soo jeediyay inay Ciidamaddeedda ay kala baxdo Degmadda Taleex oo Todobaadkii hore ay Ciidamadda Qaranku la wareegeen.
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa.