Daawo: Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Sheegay In Jaah-wareer Uu Ka Muuqddo Siyaasadda Arrimaha Dibadda

Hargeysa (Berbera news) Mudane Bashiir Sheekh Xusen Tukaale oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa dhaliilay hanaanka ay xiligan u shaqaynayso Siyaasadda Arrimaha dibadda Somaliland.
 
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa