Daawo: Axsaabta Siyaasadda Iyo Guddidda Doorashooyinka Oo Kulan Ka Yeeshay Qaabka Dalka Looga Hir-gelinayo Diwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka

Hargeysa (Berbera news) Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland Guddidda Doorashooyinka iyo ayaa kulan maanta ku yeesheen Xarunta Gudiga Doorashooyinka ee Magaaladda Hargeysa waxay kaga wadda-hadleen qaabkii ay Somaliland uga qabsoomi lahayd Diwaan-gelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka oo lagu waddo inay qabsoonto sanadkan guddihiisa.
 
 
 
Kulankan oo Warbaahintu aanay goob-joog ka ahayn ayaa markii uu dhamaadday waxa Warbaahinta uga waramay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.
 
Halkan ka Daawo.
 

 
 
Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland ayaa hore walaac uga muujiyay in Somaliland ay ka qabsoonto Doorasho bilaa diwaangelin ah.
 
Berbera news/Hargeysa