Daawo: Wasiirka Deegaanka Oo Sheegtay In Ay Soo-saareen Sharci Xakamaynaya Dadka Dhirta Jara

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka deegaanka iyo horumarinta Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare ayaa ka warabixisay kulan ay maanta xarunta Baarlamaanka ay kula yeesheen Guddida khayraadka iyo deegaanka Golaha Wakiiladda, waxaana markii kulankaasi dhamaadday ay Warbaahinta la hadashay Wasiirku.
 
 
Halkan Ka Daawo.
http://youtu.be/Wl1BT-eljuk
Berbera news/Hargeysa.