Daawo: Dawladdaha Ingiriiska iyo Somaliland Oo ka Wadda-hadlay Gelitaankii Ciidamadda Somaliland Ee Degmadda Taleex Iyo Halka Ay Marayso Xasiloonidda Deegaanadda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Kulan maanta Xarunta Madaxtooyadda Somaliland ku dhex-maray ku xigeenka safiirka Dawladda Ingriiska u fadhiya Dalka Itoobiya Chris Allan iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu sheegay in kulankaasi lagaga hadlay baaqii waddamo Ingriisku ka mid yahay ay Somaliland u soo jeediyeen inay Ciidamadeeda kala baxdo Degmadda Taleex.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.