Daawo: Xukuumadda Oo Heshiis Dhanka La Dagaalanka Budhcadbadeedda la saxeexatay Waaxdda Midowga Yurub u Qaabilsan Amniga Badaha ee loo Yaqaano Eucap-Nastor.

Hargeysa (Berbera news) Wasiiradda Arrimaha dibadda iyo guddaha ayaa heshiis iskaashi oo la dagaalanka budhcad-badeedda la yeeshay waaxda Midowga Yurub u qaabilsa la dagaalanka Budhcad-badeeda Geeska Afrika.
Halkan Ka Daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.