Daawo: Wiil Uu Adeer U Yahay Raysal-wasaarihii Hore Ee Somalia Oo Ku Biiray  Ururka Islaamiga  Ee ISIS Ee Dagaalka Kula Jirta Ciraaq  

Hargeysa (Berbera news) Warbahinta Dalka Canada Ee CBC ayaa baahisay Faarax maxamed Shirdoon oo uu adeer u yahay Ra’isul Wazarihii hore ee Somaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu dhex arkay muqaal laga soo duubay dagaal yahano katirsan kooxda islamiga ee kadagalanta dalalka ciraaq iyo siiriya ee ISIS.

Halkan ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa.