Dhagayso: Guddoomiyaha  Ururka AFGARAD Oo Xukuumadda U Soo Jeediyay Inay Sifo Sharci Ah U Marto Dacwadda Guddoomiyahya Wargeyska Haatuf.

Hargeysa (Berbera) Guddoomiyaha Ururka Waddaniga ah ee AFGARAD Axmed Maxamuud Cali (Shiine) ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay sifo sharciga waafqasan ay u marto Dacwadda loo haysto Guddoomiyaha Haatuf Media Network Yuusuf Cabdi Gaboobe.

Halkan ka dhagayso.

Berbera news/Hargeysa