Daawo: Guddidda Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Tijaabadda Diwaangelinta Codbixiyaasha Oo Laga Bilaabay Hargeysa Iyo Degmadda Baki

Hargeysa (Berbera news) Diwaangelinta tijaabadda codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka bilaabantay Caasimadda Hargeysa iyo Degmadda Baki ee Gobolka Awddal, waxaana arrintaasi sharaxay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo Warbaahinta la hadlay.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa