Daawo: Muuse Biixi Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimadda Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee Magaaladda Hargeysa waxa uu ku sheegay inuu Musharaxnimaddii uu hore u shaaciyay uu Madaxweyne Siilaanyo uga tanaasulay.
 
 
Hlakan Ka Daawo.
http://youtu.be/rPXG9hZj1ks
 
 
Berbera news/Hargeysa.