Daawo: Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Munaasibadd Lagu Soo Bandhigay Qoraaladdii Uu Marxuum Kastam Ka Tagay

Hargeysa (Berbera news) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) ayaa ka hadlay Munaasibad xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa oo lagu soo bandhigayay Qoraaladdii uu Bulshadda uga tagay Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam oo dhawaan ku geeriyoodday Magaaladda Hargeysa.
 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa