Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Oo Sharaxay Muhiimadda Ay Bulshadda U Leeyihiin Qoraaladdii Uu Ka Tagay Marxuum MM Kastam

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal oo xalay ka qayb-galay Munaasibada lagu qabtaya Magaaladda Hargeysa oo lagu soo bandhigayay Qoraaladdii uu ka tagay Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam ayaa ka waramay muhuumadda ay Qoraaladdaasi Bulshadda u leeyihiin.
 

Berbera news/Hargeysa.