Imtixaankii Shahaaddiga Ahaa Ee Dugsiyadda Sare Iyo Kuwa Dhexe Oo Maanta Dalka Ka Bilaabmay

Hargeysa (Berbera ) Waxa maanta Goboladda iyo Degmooyinka Somaliland si rasmi ah uga bilaabmay Imtixaankii Shahaaddiga 2013-2014 ee Dugsiyadda sare iyo kuwa dhexe ee Dalka
 
 
 
Wasiirka Waxbahsaradda Somaliland Marwo Samsam Cbadi Aadan oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in si rasmi ah uu Goboladda iyo Degmooyinka Somaliland uu Imtixaanku uga bilaabmay, waxaana Xubno Macalimiin ah oo Imtixaankan qaadaya ay u kala dirtay Goboladda iyo Degmooyinka Dalka.
 
 
Berbera news/Hargeysa.