Daawo: Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Nin Xidhan Xijaab Oo Ciidamadda Amaanku Xabsiga Ay Xabsiga U Taxaabeen

Hargeysa (Berbera news) Taliyaha C iidanka Booliska Somaliland Sareeye-guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka hadlay Nin xidhnaa Jilbaabka Dumarka, kaas oo Shalay ay Ciidamada amaanku xidheen, ka dib markii ay uga shakiyeen falal amni-daro.
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.