Daawo: Wasiirka Dib U Dejinta Oo Ka Hadlay Xalaadda Xuduudka U Dhexeeya Somaliland Iyo Jabuuti Oo Amaankiisa La Adkeeyay

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa waxa uu ka waramay xaalada xadka Lawyo cado iyo muwaadiniinta reer Somaliland ee la sheegay inay dawladda Jabuuti dib ugu soo celinayso Somaliland. Waxa kale oo uu wasiirku ka hadlay dhismaha wadada Saylac.
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa,