Daawo: “Wasiirka Duulista Iyo Hawaddu Wax Walba Wuu Ka Been-sheegaa, Waxaanu Ka Dhigay Laba Dal Oo Hawo Isku Haysta”

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaariddka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in Wasiirk Duulista iyo hawadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu qaab aanay Bulshada Somaliland la socon uu u galay heshiiskii Maamulidda hawadda ee ay Somaliland iyo Somaliya ay wadda-galeen, kuwaas oo dhawaan shaaciyay inay ka baxeen heshiiskaasi.
Halkan Ka Daawo.
 

 
Berbera news.