“Go’aankii Uu Muuse Biixi Qaatay Waa Mid Isaga Gaar U Ah” Bayaan Dhalinyaradda Subeer Awal

Hargeysa (Berbera news) Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ururka dhalinyarada beesha Subeer Awal ayaa waxay ku qaadaceen go’aankii uu guddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Muuse cabdi Biixi uu ku sheegay inuu ka tanaasulay musharaxnimadii madaxweynenimada.
 
 
Dhalinyarada Subeer Awal waxa ay cod dheer ku sheegeen in go’aankaasi uu yahay mid guddoomiye Muuse Biixi oo kaliya uu gaadhay isla markaana aanu khusayn beesha waa sida ay hadalka ku sheegeene, hadaba halkan ka akhriso warsaxaafadeedkan oo dhamaystiran ee dhalinyarada Subeer Awal ka soo saareen hadalkii Muuse biixi cabdi.
 
 
Warsaxafadeed
 
 
 
 

 
 
Berbera news/Hargeysa