Daawo: “Shalay Bay Ahayd Markii Siilaanyo Muddaharaad-yadda Uu Hor-Kacayay” Xisbiga UCID

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha arrimaha Bulshadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa eedo u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu sheegay in ay Garsoorka ku tumanayso.
 
Xoghayaha ayaa waxa kale oo uu cambaareeyay xadhiga Maxamuud Cali Madoobe (Jiir) oo ka tirsan Xisbiga UCID, kaas oo ay maanta Ciidamadda Boolisku ay Xabsiga u taxaabeen.
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera News/Hargeysa