Carruur lagu del delay Hargeysa

Hargeysa(Berberanews)-Xaafad Ka Mid Ah Magalada Hargeysa Ayaa Waxa Ka Dhacay Labo Dil Oo Aad U Fooxun Kuwaas Oo Aan Abid Ka Dhicin Geyiga Somaliland Dilalkan Ayaa Waxa Loo Geystay Laba Caruur Ah Oo Walaalo Ahaa Kadib Markii La Deldelay.

Dilkan Caruurta Loo Geytay Oo Ahaa Mid Deldelaad Ah Oo Ka Dhacay Xafada Masalaha Ee Magalaada Hargeysa Ayaa Waxa U Geysatay Gabadh Habaryar U Ah Oo Lagu Magaacobo Nimco Maxamuud Iyo Odaygeeda Oo Isna Lagu Magcaabo Suldaan Ismaaciil kuwaas oo ay Caruurtu la joogeen.

 

Sida Uu Mahamed Adam Oo Adeer U Ahaa Caruurta Sida Foosha Xun Loo Dilay Uu Wakalada Waraka Ee Somalilandlive.Com U Xaqiijiye Dilka Labada Caruurta Ah Ayaa Kala Dabeyey Mudo 15 Cisho Ah.

Halkan Riix warkan oo dhammaystiran