Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Carwadda Caafimaddka Oo Lagu Soo Bandhigay Adeeg-yadda Bulshadda Loo Qabto

Hargeysa (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ka furay Carwadda Caafimaadka Somaliland, taas oo ay Dadka bixiya adeegyadda Caafimaaddka ay ku soo bandhigeen Adeegyadda ay u qabtaan Bulshadda.
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/3wCvxkI__rk
Berbera news/Hargeysa.