Dhagayso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Oo Taageeray Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarka Gabiley

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee ka soo jeeda Degmadda Gabiley ayaa taageeray Mooshinka ay 14-ka Xildhibaan ku wadaan Duqa Degmadda Gabilye Shucayb Maxamed Muuse iyo ku xigeenkiisa.
 
Halkan ka dhagayso.

 

Berbera news/Hargeysa