Daawo: Xoghayaha Guud Ee Ururka SOLJA Oo Cambaareeyay Xukunkii Ay Maxkamaddu Ku Riday Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa cambaareeyay xukunkii ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ay ku riday Guddoomiyihii iyo Tifaftrihii Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Axmed Cali Cigge.
 

 
Berbera news/Hargeysa.