Musharaxa Madaxweynaha UCID Oo Xukuumadda Ku eedeeyay inay ku fashilantay Siyaasaddii Arrimaha Dibada

Hargeysa (Berberanews) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ku fashilantay Siyaasaddii Arrimaha dibadda, waxaanu sidoo cambaareeyay xukunkii ay maanta Maxkamadda Gobolka Hargeysa ku riday  Guddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifatiraha Wargeykaasi Axmed Cali Cigge.
 

 
Berbera news/Hargeysa.