Daawo: “Awoodda Labaad Ee Dalka Ugu Saraysa Waxa Leh Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodoga U Yahay” Cali-guray

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in awoodda dalka uu gacanta badankeedda ku hayo wiil Madaxweyne Siilaanyo Sodog u yahay Baashe Cawil Xaaji Cumar.
http://youtu.be/_IgkCieNNLY
 
Oodweyne news/Hargeysa