Daawo: Guddoomiye Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Umadda Ku Hogaaminayso Eex Iyo Musuq-maasuq

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay dalka ku hoggaaminayso eex iyo Musuq-maasuq, waxaanu xusay in aan qaran lagu hoggaamin-karin arrimahaasi, waxaanu sidaasi ku sheegay Munaasibad ay maanta Taageerayaal badani ku soo biireen Xisbiga UCID, kuwaas oo ka soo digo-rogtay Xisbiga KULMIYE.
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/nyQwwz5ewRY
 
Berbera news/Hargeysa