Daawo: Imtixaankii Shahaadiga Ee Fasaladda 4-aad Iyo 8-aad Ee Dugsiyadda Sare Iyo Dhex Oo La Soo Gabo-gabeeyay Iyo Wasiirka Waxbarashadda Oo Ka Hadashay

Hargeysa (Berbera news) Wax amaanta si rasmi ah loo soo gabo-gabeeyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyadda sare iyo dhexe ee Somaliland, waxaana qaabkii uu Waddanka uga qabsoomay Warbaahinta uga waramay Wasiirka waxbarashadda iyo tacliinta Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Mudane Da’uud Axmed Faarax.
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa