Daawo: Marwo Faadumo Siciid Oo Sharaxdday Saluuga Ay Bulshaddu Qabto Hoggaaminta Dalka

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid ayaa eedo kala duwan u jeedisay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.
 
http://youtu.be/e12CuXXjTbQ
 
Berbera news/Hargeysa