Daawo: “Ninkii Moorgan La Odhan-jiray In Xil Haya Ayuu Ahaa, Siilaanyo Inanka Uu Sodoga U Yahay Haddii Uu Ismaaciil-shaqale…” Muj. Cali-guray

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo sheegay in Gen. Maxamed Siciid Xiris (Moorgan) oo ka mid ahaa Saraakiishii Dawladdii Siyaad-barre uu hayay xil Masuuliyadeed oo uu ku hayay magaca Somaliya, balse waxa uu tilmaamay in Wiilka Madaxweyne Siilaanyo sodoga u yahay ee Baashe Cawil Cumar oo leeyahay awoodo aanu Dastuurka qaranku siini, waxaanu tulsaale u soo qaatay in uu Taliyaha Ciidanka qaranka loo magacaabo sii u yeeshi awoodii Gen. Moorgan oo kale.
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.