Daawo: Taageerayaal Ka Soo Digo-rogtay KULMIYE Oo La Midoobay Xisbiga UCID Iyo Musharaxa Madaxweynaha UCID Oo Soo Dhaweeyay

Hargeysa (Berbera news) Taageerayaal tiro badan oo ka soo diga-rogtay Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa maanta la midoobay Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, waxaana Munaasibada loogu qabtay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa.
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/3Ea96uVLi54
Berbera news/Hargeysa.