Dawwo: Maddasha Wadda-tashiga Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Inay Ku Tumatay Madaxbabaanidda Warbaahinta Dalka

Hargeysa (Berbera news) Shir Jaraa’id oo ay maanta Magaaladda Hargeysa ku qabteen Xisbiyadda Mucaaridka ah ee UCID, WADDANI iyo maddasha wadda-tashiga waxay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyeen inay ku tumatay madaxbanaaniddii Warbaahinta madaxbanaan.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.