“Anigu Hore Ayaan U Idhi, Maxamed Biixiyoow (Wasiirka Arrimaha Dibadda), Waxa Lagu Dhiibay Laf Jabtay Oo Kabniinkeedu Xumaaday” Xoghayaha Siyaada Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha Siyaada Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamuud Raage Ibraahim oo waraysi gaar ah siisay tvga caalamiga ah kalsan tv isaga oo Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis awood-waayay in Adduunka uu ka dhaa-dhiciyo qaadiyada Somaliland.
 
Maxamuur Raage waxa kale oo uu sheegay in Xisbi ahaan ay soo dhaweynayaan Safarkii ay Wasiiro Xukuumadda ka tirsan ay Todobaadkii hore ku tageen Degmadda Taleex oo Ciidamadda Somaliland ay dhawaan gacanku haytda la wargn .
Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland ayaa Xukuumadda Somaliland marar kala duwan eedo uga jediyay Siyaasadda Arrimaha dibadda, kuwaas oo sheegay in ku guul-daraysatay arrimaha Dibalmaasiyadda iyo inay Caalamka ka iibiso qaadiyadda Madaxbabaanidda Somaliland.
 
 
 
Halkan Ka Daawo.
 
http://youtu.be/2bMCkphaO6Q
Berbera news/Hargeysa.