Daawo: Guddoomiye Ramaax Oo Ka Cararay Su’aal Laga Weyddiiyay Sidda Mar Labaad Loogu Magacaabay  Guddoomiyaha Gobol Kale

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Hayte (Ramaax) ayaa la weydiiyay sababaha ku kalifay inuu qaato Xil uu hore uu Madaxweynuhu  uga qaaday, waxaanu ka cararay su’aal laga weydiiyay inuu qaato xil mar kale.
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.