Dhagayso: Dhuxul Oo Mid Ka Mid Ah Aasaasayaashii Ururkii Dib U Xoraynta Somaliland Ee SNM Ku Tilmaamay Inuu Dalka Duminayo

Hargeysa (Berbera news) Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ku tilmaamay inuu duminayo qaranimadda Somaliland ee uu tacabka u soo galay, waxaanu Dhuxul sheegay in Maxamed Xaashi uu duminayo Somaliland.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
 
 
IMG_0671
Berbera news/Hargeysa