Daawo: Khubadd Uu Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ku Iftiimiyay Caqabado Uu Ka Digay Iyo Tabashooyin Maanta Bulshaddu Ay Qabto

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynuhii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa khubad uu sanadkii 2010-kii markii lagu jiray ololihii Doorashadda Madaxtinimadda Somaliland ee uu ku guulaystay Xisbiga hadda taladda haya ee KULMIYE waxa uu ku iftiimiyay tabashooyin ay Bulshaddu ka qabto Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo ah balan-qaadyaddii ay ololaha ku galeen.
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/NHXQXjkmKPg
 
Berbera news/Hargeysa.