”Ninkii KULMIYE Cayda U Qaabilsanaa (DHUXUL), Waa Ayaan-Daro In Uu Mujaahid Maxamed Xaashi Aflagaadeeyo” Shiine AFGARAD

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha URURKA Afgarad Mr Axmed Shiine oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa jawaab kulul ka bixiyay Hadal kasoo yeedhay afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul kaasi oo uu kaga jawaabayay eedaymo Mujaahid Maxamed Xaashi Ujeediyay Xukumadda.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa