“Xukuumaddu ha is weydiiso mustaqbalka Qabyaaladda siyaasadeed ee shalay, maanta iyo Berri” Cali-guray

Hargeysa (Berbera news) Halka ay xukuumadani taabatay AWAL QABOOBE waa meel halis ah oon hore malaha loo taaban. Meel ay joogaanba furkay tuursan yihiin waana gartood.
 
gureyLaakiin inta aanay cid kale u gudbin malaha waxay ahayd inay dhexdooda is xisaabiyaan oo siyaasiyiintooda iska hor keenaan oy ay hortoodana kaga doodaan itijaaha siyaasadda marka dhinaca qabyaaladda laga soo eego iyaga oo diiradda saaraya SHALAY, MAANTA, IYO BERI. Ma ka suurtogal tahay kuwa ugu muhiimsan KULMIYE iyo Xukuumadda, iyo Wakiiladda ka tirsan..
 
Dhinaca mucaaridka aniga oo keliya ayaa hadii la isu kaayo dhegaysto wadada ku ridaya oo 32kii sanadood ee ugu dambeeyay xaadir ahaa. KUMA DHICI KARAAN SIYAASIYIINTA DHINACA MUXAAFIDKU INAY MADAL LOO DHAN YAHAY KAGA DOODAAN ITIJAAHA SIYAASADDA REERKA WAAYO WAXAY WELI SII HAYAAN REERKANA UGU BAAQAYAAN WADADII LAGU JABAY.
 
Iyagu dhexdoodana isuma roona cid kalena uma roona.”
 

 
Berbera news/Hargeysa