Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Awddal Oo Kulan La Qaatay Odayaal Dhaqameedka Boorama

Boorama (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Awddal Cabdoo Axmed Aayar ayaa maanta kulan la yeeshay Odayaal dhaqameedka Gobolka Awddal, kaas oo lagaga hadlayay sidii xal looga gaadhi-lahaa khilaafaadka jira.

Berbera news/Hargeysa.