Daawo: Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Arrimo Siyaasaddeedd Oo Uu Ka Hadlay

Hargeysa (Berbera news)  Wasiirkii hore ee Gagacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo manta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar Todobadyo qaatay oo uu ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa sheegay in Siyaasad cusub oo lagu iibinayo qaadiyadda Somaliland uu hir-geliyay.
 
 
 Halkan Ka Daawo.
http://youtu.be/igQgd4bOOpI
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.