Dhagayso: Wasiirkii Ee Gaashaandhiga Somalia Dawladdii Sheekh Shariif  Oo Ka Hadlay Dilkii Xildhibaankii Maanta Muqdisho Lagu Dilay

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Dawladdii Sheekh Shariif Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa ka hadlay dilkii Maanta Magaaladda Muqdisho loogu geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo Ururka Al-Shabaab ay sheegteen inayb ka dambeeyeen Dilka Marxuumkaasi.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.