Daawo: Mudanayaal Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Eedo U Jeediyay Wasiiru Dawlaha Madaxtooyadda

Hargeysa (Berbera news) 3 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa Wasiiru dawlaha Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Muuse Abees ku eedeeyay inuu faro-gelin Siyaasadeed uu ku hayo arrimaha muranka dhulka ee u dhexeeya Goleyaasha deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa