Daawo: “Wasiir Somaliland Ka Mid Ah Ayaa Saxeexay Markii Ay Somali Ku Meel-gaadhnimadda Ka Baxaysay” Xoghayaha Siyaasadda Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamuud Raagge Ibraahim oo ayaa sheegay in 6 Wasiir oo aanu magacoodda xusin ay  magaaladda London ku saxeexeen xiligii ay Somaliya ka baxaysay ku meel-gaadhnimadda.
 
 
 
Halka ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa