Daawo: Xisbig WADDANI  Oo Sheegay In Wasiirka Duulista Iyo Hawaddu Uu Ku Fashilmay Hanashadda Hawadda Somaliland

Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Duulista iyo hawaddu ay ku guul-daraysatay inay hantiddo hawadda Somaliland, waxaanu sidoo kale Xukuumadda Somaliland u soo jeediyay inay ka baxdo Wadda-hadaladda Somaliya ay kula jirto.
 
 
Halka ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.