Daawo “Anagu Danahayaga Ayaanu Ka Hadlaynay, Wax Xidhiidh Ah Oo Xukuumadda Naga Dhexeeya Ma jiro” Guddoomiyaha Dhalinyaradda Subeer

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Dhalinyaradda Beelaha Subeer ee Jidaale Awal Cabdiraxmaan Xasan Aadan ayaa beeniyay in aasaaska Ururkooddan ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay qayb ka tahay aasaaskiisa.
Halkan ka Daawo.
 
http://youtu.be/ENdbwXZR-R4
 
Berbera news/Hargeysa