Daawo: Wasaaradda Maaliyadda Oo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaarddaha U Qabatay Shir Lagaga Hadlayay Habaynta iyo Hagaajinta Maamulka Maaliyadda

Hargeysa (Berbera news) Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa lagu soo bandhigay Qorshe nuxurkiisu ahaa sidii dib habayn loogu samayn lahaa habaynta maamulka dhaqaalaha ee Wasaaraddaha Dalka.
 
 Hantidhawarka guud ee Somaliland Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka waramay sidda loo ilaalin karo hantidda dawaladda.
 
 
Shirkan oo ay goob-joog ka ahaayeen Agaasimayaasha guud iyo Agaasime Waaxeedyadda maamulka iyo dhaqaalaha ee Wasaaraddaha Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale uu sharaxay muhiimadda uu Shirkani u leeyahay Masuuliyiintan.
 
 
 
Halkan ka Daawo Warkan.
http://youtu.be/1cWFJIyyD0I
 
 
 
Berbera news/Hargeysa