Daawo: Wariye Ka Tirsan Wargeyska Saxafi Oo Ka Waramay Jidil Uu Sheegay Inay U Geysteen Ciidamadda Gaarka Ah Ee Wasiirka Arrimaha Guddaha

Hargeysa (Berbera news) Cabdirisaaq Muxumad Cali (Cabdow) ka hawl-gala Wargeyska Saxafi oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Ciidamadda ilaadda u ah Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde ay u geysteen jidhdil xili ku sugnaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda oo uu maanta ka socday Shir ay lahaayeen Odayaal dhaqameed iyo Xubno Wasiiro ah, kaas oo lagaga hadlay muran ku saabsan biyaha oo maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan Ka Daawo.
 
http://youtu.be/oXUgiFrKRDA
Berbera news/Hargeysa